Published On: Sun, Mar 6th, 2016

XAWILADA AMAL DUBAI

Share This
Tags

 

 

 

 

Dad badan oo Somali ah baa nooso’dacwodey xawilada amal kutala Dubai. xaafada Benyaas Square.

Waxaan kasoqadaney laba qof.

Waxa kamida dad magacyadooda qarinaaya kacabsanaaya hanjabaado in loogeysto.

Qofka kowaad dumar ah aqarisey magaceeda waxey tiri “4;45 Pm ilaa waxaa taagnaa 5;45 PM leenka wuu isku dhex qasanyahey maamul xumo awgeed iyo shaqaalaha oo aan kala jecleen haduu saf dheer jiro iyo hadii kale”

Odey qariyey magaciisa waxuu dhahey “maanta laga lagabilaabo waxaan lacagteyda kadirsanaaya xawilaadaha yaryar oo hada sokacaaya sababtoo ah lacagateyda an kaqaadanaayo ama aan dhiganaayo Amal leyguma hanjabaayo”

Interview gaan waxaa qaadey independent journalist una shaqeeya Mogadishu Post. Mr Xasan

waxii su’aalo kala xiriira @ mogadishuPost@gmail.com

Please any information, news and more do not hesitate to email us.

@ MogadishuPost@gmail.com

.The only way is up