Published On: Wed, Nov 14th, 2012

Gaas

Share This
Tags


Mid kamida Hawlihii Taariikhiga ahaa ee ay umadda Soomaaliyeed ku guuleysatay waxay ahayd Ansixintii KMG ahayd ee la ansixiyay Dastuurka Federaalka Soomaaliya waxay ahayd Hawl Taariikhiya oo inoo hirgashay una baahan in mar waliba laga shaqeeyo ilaalintiisa iyo Horumarintiisa