Published On: Mon, Nov 14th, 2016

Sambusa-day November 13th

Share This
Tags
Simba

Ever year November 13th – Somali Sambusa-day

Gobolka Minnesota Magalada Minneapolis waxaa maanta loga dabaal-degey maalinta sambuuska. Dadkii kasoqeyb galey ubadnaayeen marekan cadaan aad bey ugu riyaaqeen in ayagoo kakooban 600 lixboqol oo qof in qof waliba helo labo sambuus iyo kabadan.  Waxaana aduunkoo dhan laga qorsheenaaya sidii halmar sanadka sosocda looga wada dabaal degi lahaa. November 13th . Maalinta Somalida-Sambuuska iso shaha (Somali-sambuus iyo shaah-day)

Arintaan waxa suurto geliyey makhayada



img_1725