Published On: Wed, Jun 13th, 2012

GALMUDUG VS NORTH GALKCAYO

Share This
Tags

Ciyar lugumamusayay 15may ayaa mantay kadhacday Goronka kamid ah

goromada kuyala xafada hormar ee magalada galkacyo.

Ciyartaan ayaa ahay mid ay wada dhelayeen labakoxod oo lugu

kalamagacabo C/laahi cise iyo koxda kale ee Cawale

Labadan koxod ayaa ku kaladhelayay Magacyada Halgamayashi soomaaliyed

Ee C/laahi cise iyo halgamaga kale ee Cawale, labadan halgama oo ah

halgamayal uu so diriray Xoriyada dalka soomaaliya.

Ciyartaani oo qayb ka aheed munasabad ay uu Gutalagalen dhalinyarada

Gobalka mudug in ay ku xusaan Dhalin yaradi xoriyo uu SYL iyo sidokale

is dheexgalka Dhalinyarada labada Gidi ee magalada galkacyo ee

konfurta iyo waqooyiga

Tani oo kamid ah dadalada ay donayan dhalinyarada galkacyo in ay

nogdon dad iskumilma kana wada shaqeya isdhexgalka bulshada magalada

galkacyo konfurta iyo waqoigaa.

Furitaanka Ciartani mamuska iyo isdhexgalka laga damacsana ayaa waxa

kahadlaye Gudomiyaha Nadiga( COMSED FC ahna wakiilka hirda ee Galkcyo )

Cabdi qaani Carabeey oo ah musulki kadanbeyay Fikirka in ay hirgasho

munasabadani isago sheegay in ay mantay ku begantahay malin qaali ah

oo kuwen bulshada soomaaliyed waxna katabtay wanaga kujira isdheex

galka Dhalinyarada isportiga.

Sidokale waxaa uu gudomiye Cabdi qaani mahad uu usojediyay dhaman

dhalinyaradi kalaqayb qadata in ay munasabadani hirgasho oo uu

kamidyahay

Mdane fifa garsore abdiqadir caddaay mohmed saliim, Muuse maracadde,

yuusuf, yuusuf oo uu gudomiye cabdiqaani uu usojediyay aman an lakobi

karin ugana mahadnaqay dadalka uu uhayan dhalinyarada walalohoda

soomaaliyed ee kujira dhibatada ragtay ee gartay ilaa iyo 21saano

Tageradasina ay noqonayso in dhalinyarado ayaa kaso jestaan Waxyalaha

lidka ku ah hormarkoda sidokale waxaa uu gudomiye Cabdi qaani uu ku

boriyey in ay siwada Dadalada ay sinayaan dhalinyarada somaliye ee

kujirta marxalad uu bahan inlaga jeesto.

Sidokale munasabadan oo ay kasoqaybgalen labada mamul ee isbortiga

Puntland iyo Galmudug Waxana hadalka kuhormaray gudomiyaha isbortiga

gobaka mudug dhaanka Puntland Cabdi hodaan daaxleef oo amanay Fikradi

kadanbayse xuska munasabadan adna uu gamahadceliyay Gudomiye Cabdi

qaani (Carabey)

Mudane fifa garsore abdiqadir caddaay mohmed saliim, Muuse maracadde,

yuusuf, yuusuf oo ahaa dadki kadaanbeyay munasabadan.

Isna waxa dhankisa munasabadan Kahadlay yonis xasaan dini oo ah

agasimaha dhalinyarada isbortiga Galmudug oo kutimamay munasabad ay

mantay isku arkeen dhalinyarada labada dhinac ee magalada in ay tahay

mid siween logufarxo soomaalida kalana tusaysa in ay iskumid yihin

dhalinyarada Galkacyo

Islamarkana aytahay nasib sheegayna in uu rajenay in ay indhihisa ay

qabtan dhalinyaradan oo inbadan is aragta.

Ciyartii mantay lugumamusayay Dhalinyarada SYL sidokala qaybka ahayed

dalada lugulajir is dhexgalka dhalinyarada galkacyo.

Ciyartan ayaa Si dardar leh kubilabatay Qancisayna Ciyarwanaga

Dadwayenihi kaso qaybgalay kumasi oo buxiay Halka ay ciyartu kahacayso

Ciyatan oo ahay imdarafyada layskusuray Golal galayaa 6 . 5 Halkasi oo

ay gushakuracday Koxda cawale ee kasocotay W/galkacyo.

Dhaman dhalinyaradi mantay kaso qaybgashay ayaa in dhahoda laga

aqrinayay Farxad an cadad lahen islamarkana la arkayay Gabagabadi

Gacan qad ay is dhafsanayaan

CabdiQani Carabeey
Mogadishu Post
Gaalkacyo